G/sare Muumin Cabdi Shire oo Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyay Taliyihii Qeybta Booliiska gobolka Nugaal G/sare Muumin Cabdi Shire. Taliyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal ayaa la sheegay in mudooyinkan khilaaf la xalin waayay kala dhaxeeyay Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska maamulka Puntland Sareeyo Gaas Muxudiin Axmed Muuse. Qoraal kasoo baxay Sareeyo Gaas Muxudiin … Continue reading G/sare Muumin Cabdi Shire oo Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay